Shirkadaha Korontada oo Midoobay iyo Ra’isul Wasaare Xamse oo marqaati ka noqday (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Heshiis lagu mideynayo qaar kamid shirkadaha korontada bixiya ee Muqdisho, si shacabku u helaan koronto qiimo jaban, awood leh, la iskuna haleyn karo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in dalka laga helo adeeg koronto oo ku filan dalka, taas oo … Continue reading Shirkadaha Korontada oo Midoobay iyo Ra’isul Wasaare Xamse oo marqaati ka noqday (Sawirro)